Si fudud ayaad u furan kartaa Mobil kaaga Haddaad Shirkadaha tilifoonada mid ka mida ka iibsatay Samsung oo uu kuugu shaqayn waayey shikadii kale ayaa laguu furayaa Buuxbuuxint foomka, Baadh Koodhka oo gali tilifoonka
Foomka buuxi
Dooro IMEI-code waxaana lagu Ogaadaa *#06# shid Tilifoonka
Companigan dusha u ridan maayo ay qalad dhaca ama khasaare Afar jeer haddaad galiso ama shan goor oo uu kuu furmi waayo waxaa ku caawin karaya Qof khibrad u leh oo keebal ku isticmaala